Talk:Gerbo (woreda)

Page contents not supported in other languages.
From Wikipedia, the free encyclopedia

[Untitled][edit]

Garbo. Garbo waa Gobolka Nogob ee deegaanka somali state.gaar ahaan (dhadhiin) Dhulka lagu magacaabo oo aad ubalaadhan Meelaha aadka caaanka uga ah degaanka waxaa ka mid ah

Banka sibi, banka ilaha, Ceelka malayko oo isna hada degmo kusii dhadhaw aad na magalo udhisantay ay kutaalo Ceelka mugwayn oo isna caan ka ah degaanka gudihiisa Iyo sidookale jiirta (dhaba jiriso) garbo baaxad ahaan waxay ku,fadhidaa dhul aad ubalaadhan. Garbo waxay caan kutahay ganacsiga,dhul daaqsimeedka,xoolaha,beeraha,iyo dad aad uwanaagsan oo gob ah.

Garbo ayaa soomartay,burbur iyo dhibaato waxyeelaysay, koboceedii iyo dhismaheediiba. magaaladan ayaa waxaa kunool dad aad ubadan. hada ayaa waxay ku,socotaa si xawli ah dhanka. dhismaha iyo horumarka kalaba waana magaalo caan ah.

Waxyaabaha garbo lagu xasuusto. Yaandhudii Garbo,garbo laydh maleh Waxayse ku danbaysay kadambaysay

Garbo Cadey, Magaladi Qalbiga,

Dadka degaanka u ah garbo waxay iyaguna gaar ahaan garbo ugu xasuustaan

Maalintii loogu magac daray qiyaamihii yaraa malinkas oo maalin aan la ilaawi doonin ah ay axmarada gumaysiga ahayd Sixun ulaysay shacabka rer garbo ee magalada kudhaqna

External links modified[edit]

Hello fellow Wikipedians,

I have just modified 2 external links on Gerbo (woreda). Please take a moment to review my edit. If you have any questions, or need the bot to ignore the links, or the page altogether, please visit this simple FaQ for additional information. I made the following changes:

When you have finished reviewing my changes, you may follow the instructions on the template below to fix any issues with the URLs.

This message was posted before February 2018. After February 2018, "External links modified" talk page sections are no longer generated or monitored by InternetArchiveBot. No special action is required regarding these talk page notices, other than regular verification using the archive tool instructions below. Editors have permission to delete these "External links modified" talk page sections if they want to de-clutter talk pages, but see the RfC before doing mass systematic removals. This message is updated dynamically through the template {{source check}} (last update: 18 January 2022).

  • If you have discovered URLs which were erroneously considered dead by the bot, you can report them with this tool.
  • If you found an error with any archives or the URLs themselves, you can fix them with this tool.

Cheers.—InternetArchiveBot (Report bug) 21:30, 10 January 2017 (UTC)[reply]